Home Warar Deg Deg Godomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Qaarkood Isbadal Lagu Sameeyay

Deg Deg Godomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Qaarkood Isbadal Lagu Sameeyay

128

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa waxaa isbedel loogu sameeyay qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir,iyadoo kuwo xilal laga qaaday.

Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ee isbedelka lagu sameeyay ayaa waxaa kamid ah Kaaraan,Wadajir,Dharkeenley,Howlwadaag,Cabdicasiis iyo Shibis,

 Faa Faahin Dheeraad Ah Dib Kala Soco