Saturday, June 27, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Hishiis Hordhac ah Oo Lagagaaray Colaadii Kataagneed Gaalyeel

Dhageyso:-Hishiis Hordhac ah Oo Lagagaaray Colaadii Kataagneed Gaalyeel

Waxaa Horay Deegaanka Gaalyeel Ee Gobolka Galgaduud uga taagnaa Colaad u dhaxaysa Labo Beelood oo Walaalo ah.

Odayaasha Dhaqanka Labada Beelood ayaa Kuhawlan Sidii Xal loogagaari lahaa Colaada kataagneed Deegaanka Gaalyee.

Labada dhinac Waxa ay islaqaateen in Gogol Nabadeed ay iskuyimaadaan Magaalada Mareer-gur Ee Gobolka Galgaduud.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe