Home Dhageysi Dhageyso:-Hishiis Hordhac ah Oo Lagagaaray Colaadii Kataagneed Gaalyeel

Dhageyso:-Hishiis Hordhac ah Oo Lagagaaray Colaadii Kataagneed Gaalyeel

160
SONY DSC

Waxaa Horay Deegaanka Gaalyeel Ee Gobolka Galgaduud uga taagnaa Colaad u dhaxaysa Labo Beelood oo Walaalo ah.

Odayaasha Dhaqanka Labada Beelood ayaa Kuhawlan Sidii Xal loogagaari lahaa Colaada kataagneed Deegaanka Gaalyee.

Labada dhinac Waxa ay islaqaateen in Gogol Nabadeed ay iskuyimaadaan Magaalada Mareer-gur Ee Gobolka Galgaduud.