Wednesday, June 24, 2026
HomeWararMadaxweynaha Cusub Ee Puntland oo La Doortay

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland oo La Doortay

Maddaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa loo doortay  Saciid C/llaahi Deni 35 Cod ayuu helay ,halka  Jeneraal Asad Cusmaan C/llaahi uu keensaday 31 Cod.

Saciid Dani waa nin Ganacsade ah sidoo kale dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud kasoo noqday Wasiirka Qorsheynta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe