Maddaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa loo doortay Saciid C/llaahi Deni 35 Cod ayuu helay ,halka Jeneraal Asad Cusmaan C/llaahi uu keensaday 31 Cod.
Saciid Dani waa nin Ganacsade ah sidoo kale dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud kasoo noqday Wasiirka Qorsheynta.

