Friday, February 13, 2026
HomeWararRa,iisul Wasaare Kuxigenka Iyo Gudomiye Yariisow oo Hambalyo Udiray Madaxweynaha Cusub

Ra,iisul Wasaare Kuxigenka Iyo Gudomiye Yariisow oo Hambalyo Udiray Madaxweynaha Cusub

Mahdi Maxamed Guuleed Ra,iisul Wasaare Kuxigeenka Dowlada somaliya Ayaa Qoraal uu Soodhigay Bartiisa twitter Hanbalyo Ugu Diray Madaxweynaha Cusub Ee Puntland

“Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Madaxwaynaha cusub ee Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta ku guulaystay jagada Madaxweynaha Puntland”

Dhanka Kale Gudomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Yariisow Ayaa Hambalyo Udiray Madaxweyanha Cusub Ee Maamulka Puntland

Qoraal Gudomiye Yariisow uu Bartiisa twitter Ayaa Ku Yiri

“Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha la doortay ee Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani waxaana EEBBE uga baryayaa inuu xilka u sahlo”

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe