Thursday, June 25, 2026
HomeWararAkhriso:- Golaha Iskaashiga Oo Soo Dhaweeyey iscasilaadda Guddiga Doorashada KGS

Akhriso:- Golaha Iskaashiga Oo Soo Dhaweeyey iscasilaadda Guddiga Doorashada KGS

Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey farogelinta dowladda federaalka ee ku aadan doorashada K/galbeed.

Golaha ayaa ka digey in farogelintaasi ay horseed u noqoto dagaallo sokeeye oo ka dhacay K/galbeed iyo sidoo kale in la isku diro shacabka wada deggan gobolladaasi.

Sidoo kale, golahan ayaa soo dhoweeyey go’aankii ay qaateen guddiga doorashada K/galbeed xubno ka mid ah oo ah iney is casileen.

Hoos Ka Akhriso Warqadda Golaha Iskaashiga:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe