Tuesday, May 26, 2026
HomeWararXoghayaha ururka Saxafiyiinta SJS oo Muqdisho lagu xiray

Xoghayaha ururka Saxafiyiinta SJS oo Muqdisho lagu xiray

Xoghayah guud ee ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa lagu xiray Muqdisho.

Cabdalla Muumin waxaa la sheegay in ay xireen ciidamo ka mid ah laamaha Amniga.

Saaka ayuu sheegay in ciidamo ka tirsan NISA ay soo weerareen Xafiiska uu ku leeyahay magaalada Muqdisho.

Waxaa uu ka mid ahaa ururo kasoo horjeestay xadidaad ay dowladdu kusoo rogtay wararka Al-Shabaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe