Thursday, May 7, 2026
HomeBarnaamijyadaXog hoose sababta R/wasaare Khayre u diiday in Ahlu Sunna u saxiixo...

Xog hoose sababta R/wasaare Khayre u diiday in Ahlu Sunna u saxiixo 30 xildhibaan

Xog hoose sababta R/wasaare Khayre u diiday in Ahlu Sunna u saxiixo 30 xildhibaan

R/wasaare Khayre ayaa horey Ahlu Sunna ugula heshiiyay in 30 xildhibaan laga siiyo baarlamanka Galmudug balse Khayre ayaa haatan diidan inuu saxiixo 30 xildhibaan oo u gooni ah Ahlu Sunna

Sababta Khayre uga baxay heshiiskii hore ayaa warar hoose sheegayaan in Khayre helay xog ah in Ahlu Sunna xildhibaanadooda doonayaan inay u codeeyaan musharaxa madaxweynaha Galmudug ee ka imaanaya xisbiga UPD ee uu hogaamiye Xasan Sh Maxamuud

Madaxda dowlada Somaliya ayaa doonaya in Galmudug madaxweyne ka noqdo shaqsi ku aragti ah

Khayre ayaa feejignaan uga jira fursad kasta ay ku lumin karaan helista madaxweynaha Galmudug inuu kusoo baxo qofka ay doonayaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe