Monday, May 25, 2026
HomeWararXilliga la qabanayo doorashada Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare oo la...

Xilliga la qabanayo doorashada Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare ayaa waxaa ay maanta soo saareen jadwalka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la qabanayo dabayaqaada bishaan Apriil.

Guddoomiyeyaasha KMG ah ee labada Aqal ayaa shaaciyay in Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay dhici doonto 27 Abril 2022, halka guddoomiyaha golaha aqalka sare la dooran doono 26 ka Abril 2022.

Dhinaca kale waxaa jiray Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo diidanaa jadwalka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee maanta lagu dhawaqay, kuwaas oo doonayay in dib loo dhigo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe