Monday, May 25, 2026
HomeWararHoobiyeyaal ku dhacay Xarunta Villa Hargeysa oo kulan ka socday

Hoobiyeyaal ku dhacay Xarunta Villa Hargeysa oo kulan ka socday

Qaraxyo ayaa waxaa laga maqlay agagaarka Xarunta Villa Hargeysa, halkaas oo ay kulan kulahaayeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.

Wariyeyaasheena ku sugan Xarunta Villa Harfeysa ayaa sheegaya in Albaabka laga galo Xarunta Villa Hargeysa ay kusoo dhaceen Hoobiyeyaal, isla markaana ay ku dhaawacmeen Shaqalo kamid ah Xarunta.

Guddoonka KMG ah ee Baarlamaanka labada Aqal ayaa xilligaasi ugu baaqay Xildhibaannada in aysan banaanka u bixin, waxaana intaasi kadib kulanka ka dhashay buuq xoogan, iyada oo Wararka qaar ay sheegayaan in buuq iyo gacan hadal uu hareeyay.

Warraka ayaa waxaa ay intaasi kudarayaan in Guddoonada Kumeel aarka ah ee abada Aqal ay kulanka isaga soo baxeen markii uu uuqa xoogeystay, taas oo keentay in Kulanka uu xirmo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe