Thursday, April 30, 2026
HomeWararXilliga la Ciyaarayo fiinaalaha Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo la...

Xilliga la Ciyaarayo fiinaalaha Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo la shaaciyay{AKHRISO}

Shir ay isugu yimaadeen maamulka gobolka Benaadir,Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa lagu go’aamiyay Maalinta rasmiga ah ee la ciyaarayo Fiinalaha Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in fiinaalaha tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Benaadir la qaban doono maalinta Khamiista ah 31-bishan.

Ciyaarta Khamiista ayaa waxaa wada Ciyaari doona Kooxo ka kala socda Gobolka Banaadir iyo Dowlad Goboleedka Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe