Home Warar Xildhibaano katirsan Galmudug oo ku baaqay in la badbaadiyo Galmudug

Xildhibaano katirsan Galmudug oo ku baaqay in la badbaadiyo Galmudug

753

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-suuna.

Xildhibaanno ay ka mid yihiin Garaad Yuusuf, Shariif Maxamed iyo Abuukar Warsame ayaa sheegay in reer Galmudug u istaagaan badbaadinta Maamulka.

Halkan ka akhriso qodobada ay soo saareen.