Tuesday, April 21, 2026
HomeWararDibaddaXafiiska howlgalinta mashruuca Nagaad ee Dhuusamarreeb oo la dhagax dhigay.

Xafiiska howlgalinta mashruuca Nagaad ee Dhuusamarreeb oo la dhagax dhigay.

madaxweynaha Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada ee Dowladda Galmudug iyo maayarka caasimadda ayaa dhagax dhigay Xafiiska howlgalinta mashruuca Nagaad, oo ka shaqeyn doona dib u dhiska iyo bilicada caasimadda.

Xafiiskaan waxa uu maamuli doonaa dhismaha 11 waddo oo caasimadda Dhuusmarreeb dhex marta iyo laamiga weyn ee oo laba dhinac ah, sidoo kale waxaa qayb ah dhismaha waddada ka timaadda garoonka diyaaradaha iyo waddo weyn oo marta galbeedka magaalada oo laami ah & qaar kale.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn kaga mahadceliyay dhammaan dhinacyadii gacanta ka siiyay taabba gelinta mashruucan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe