Saturday, March 22, 2025
HomeBarnaamijyadaXaaf oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Xaaf oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Xaaf oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Madaxweyne Xaaf oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa maanta lagu wadaa inuu ku laabto magaalada Dhuusamareeb oo labadii maalmood u dambeysay dowlada faderaalka ka waday galaangal Ahlu Sunno ugu qancineyso inay ka qeybgalaan doorashada Galmudug

Xaaf oo siweyn uga soo horjeeda doorasho in la qabto sanadkan ayaa doonaya inuu ka hortago isku dayga dowlada dhexe ku rabto in Ahlu Sunna lagu qanciyo doorashada

Waxaa la filayaa in Xaaf warbaahinta la hadlo marka uu soo gaaro Dhuusamareeb iyadoona lagu wado inuu ka hadlo warqada kasoo baxday wasaarada arimaha gudaha Somaliya ee ku saabsaneyd doorashada Galmudug

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe