Home Barnaamijyo Xaaf oo ku dhawaaqaya gudiga doorashooyinka Galmudug

Xaaf oo ku dhawaaqaya gudiga doorashooyinka Galmudug

167

Madaxweyne Xaaf oo la filayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo gudiga doorashooyinka Galmudug

Wararka ayaa sheegaya in xubnaha gudiga doorashada Galmudug oo ay soo xushay dowladu saacadaha soo socda uu ku dhawaaqi doono madaxweyne Xaaf

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Xaaf Dowladu ku qancisay inuu ku dhawaaqo xubno ay soo xuleen madaxda dowlada dhexe islamarkaana dowladu ay fulineyso balanqaadyo horey loogu sameeyay madaxweyne Xaaf

Xaaf ayaa dhawaan warqad uu soo saaray ku sheegay inuu wakiilnimadii kala laabtay wasaarada arimaha gudaha Somaliya balse kulamo dhacay kadib ayaa madaxweyne Xaaf iyo madaxda dowladu ka gaareen isfahan mad madowgii soo kala dhexgalay