Home Barnaamijyo Sawiro Ciidanka booliska gaarka ah ee Somaliya oo tababar uga socdo Turkiga

Sawiro Ciidanka booliska gaarka ah ee Somaliya oo tababar uga socdo Turkiga

46

Magaalada İzmir ee dalkan Turkiga waxaa Tababar ku saabsan la-dagaallanka argagixisada uga socdaa qaar ka mid ah ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Tababarkan ayaa ku saabsan burburinta aasaasiga ah, sida miinooyinka dhulka lagu aaso, aaladaha waxyaabaha qarxa iyo qaababka wax ka qabashada, macluumaadka rasaasta, baarista goobta dambiyada qaraxa kadib, albaabada iyo darbiyada xaafadaha la degan yahay, aalado farsamo oo loo adeegsado la dagaalanka miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa.