Tuesday, May 26, 2026
HomeWararwiil dhalanyara ah oo is dal dalay magaalada baladweyne.

wiil dhalanyara ah oo is dal dalay magaalada baladweyne.

Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ka dhacay fal ay dadka aad uga arga gaxeen kadib markii wiil dhalinyaro ahaa uu isku dal dalay xaafada howlwadaag ee magaalada baladweyne.

Warar ay heshay warbaahinta ayaa waxa ay sheegayaan in wiilkaan dhalinyarada ahaa uu isku dilay kadib markii qilaaf soo kala dhaxgalay qoyskiisa.

xogaha qaarne waxaa ay sheegayaan in xanuun dhanka maskaxda ah uu qabay wiilka.

Allaha u naxariistee waxaa uu ka mid ahaa ardayda wax ka barata mid ka mid ah iskuulada kuyaala magaalada balaweyne.

Dhacdooyinka ceenkaan oo kale ah ayaa ka dhaca qaar kamid ah magaalooyinka Soomaaliya.
lasoco wixii soo kordha.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe