Thursday, June 11, 2026
HomeWararWeerarkii Kismaanyo oo La Soogaban Gabeeyay

Weerarkii Kismaanyo oo La Soogaban Gabeeyay

Laamaha Amniga Magaalada Kismaanyo Ayaa Xaqiijiyay In Daqiiqado Ka Hor La Soo Gabangabeeyay Weerar Shalay Galinkii Danbe Lagu Qaaday Hotel Ku Yaala Gudaha Magaalada Kismaanyo.

Khasaaro Isku Kugu Jiro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Dhawaad 10 Ruux Ayaa Ku Dhimatay In Kabadana Waa Ay Ku Dhaawacmeen Weerarka oo In Kabadan 12 Saac Qaatay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe