Sunday, April 19, 2026
HomeWararDHAGEYSO:-Waxgaradka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka soo...

DHAGEYSO:-Waxgaradka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka soo cusboonatay deegano ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka hiiraan

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah xildhibannada golaha shacabka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baladweyne iyo qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo colaada ka soo cusboonatay qeybo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Hoos ka dhageyso:warbixin ku sabsan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe