Waxaa Lafilayaa in Maalmaha soosocda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ay Gaaraan Wafuud Wasiiro ubadan oo katirsam Maamulgoboleedyada .
Xubnahaani Wasiirada ah ayaa Waxaa ay Kulamo ku aadan Xalinta Khilaafka u dhaxeeyay Maamul Goboleedyada iyo Dawlada Fidraalka Soomaaliya Kalahadli Doonaan Xubno Wasiiro ah oo dhawaan Soomagacaabay Ra,iisul Wasaare Khayre si Gudiga Aqalka Sarre ay u xilsaareen Xalinta Khilaafka ay Qayb uga noqdaan.
Gudoomiayah Golaha Aqalka Sarre Ee BaarlamaankaFidraalka Soomaaliya ayaa Waxa uu sheegay in ay Sugayaan Wasiiro Katirsan maamul Goboleedyada si Looxaliyo Khilaafka Maamul Goboleedyada iyo Dawlada Dhexe.
Dhanka Kale Gudoomiyaha ayaa Waxa uu Kadalbaday Madaxda Qaranka in ay Kukalsoonaadaan Xubnaha Aqalka Sarre iyo Wasiirada Kuhawlan Xalinta Khilaafka.