Friday, December 5, 2025
HomeWararWasiirka Difaaca Turkiga Oo Maanta Muqdisho Imaanaya spinach and kale smoothie

Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Maanta Muqdisho Imaanaya spinach and kale smoothie

Wasiirka Difaaca dalka Turkiga iyo  Saraakiil ka tirsan Dowladda dalkaasi ayaa maanta kusoo wajahan Magaalada Muqdisho, waxaana socda soo dhaweynta Mas’uuliyiinta dowladda Turkiga.

Wafdigan waxaa kamid ah Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Turkiya ,Saraakiil sare iyo madaxa Hay’adda TIKA.

Wafdiga ayaa wada hadallo la yeelan doona dhiggooda Soomaaliya, iyagoona ka shaqeyn doonaa sidii loo hormarin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Hay’addaha amniga Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Dowlada Turkiga ayaa kaalin wanaagsan ka qaadaneysa dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka iyadoo Magaalada Muqdisho ka dhistay saldhig ay tababar tayo sare leh kusiinayso ciidamada Xoogga Dalka oo ay ku jiraan Saraakiil, Saraakiil xigeen, waxaana sidoo kale Labada Dal dhex mara heshiisyo iskaashi ah.

https://holistickenko.com/alkalizing-green-smoothie-inflammation-reducing/

holistic kenko

spinach and kale smoothie

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe