Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Soomaaliland Oo Shaaca Ka Qaatay In Wada-hadallada Soomaaliya & Soomaaliland Ka...

Dhageyso:- Soomaaliland Oo Shaaca Ka Qaatay In Wada-hadallada Soomaaliya & Soomaaliland Ka Dhacaan Dalka Gudihiisa justin bieber text

Xildhibaan Axmed Max’ed Diiriye Nac Nac Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa Mar Uu Ka Hadlay Waxyaabaha Hortaagan In Wada-hadallada Soomaaliya Iyo Soomaaliland Ka Dhacaan Dalka Gudihiisa Ayaa Sheegay In Aysan Marnaba Suurta-gel Aheyn In Wada-hadallada Soomaaliya Iyo Soomaaliland Ka Qabsoomaan Dalka Gudihiisa.

Xildhibaanku Waxa Uu Xusay In Mar Walba Ay Muhim Tahay In La Helo Dawlad Dhex-dhexaad Ka Noqoto Wada-hadalllada U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Soomaaliland Xattaa Haddii Ay Wada-hadallo Ka Dhacayaan Dalka Gudihisa.

Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Haddii La Waayo dawlad Dhex-dhexaad Ah In DhinacWalba Oo Ah Soomaaliya Iyo Soomaaliland Uu Ka hadlayo Danihiis Gaarka Ah.

Dhinaca Kale Xildhibaan nac Nac Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxa Uu Sheegay In Kasoo Jeeda Deeganada Soomaaliland Ee Taga Muqdisho Ay Xabsiga Dhigeyso Soomaaliland Sida Uu Hadalka U Dhigay.

Waxa Uu Tilmaamay In Sharciga Soomaaliland Uu Dhigayo Musuulkii Xil Ka Haya Soomaaliland Ee Muqdisho Tago In Xabsi Muteysan Doono.

Hadalka Xildhibaan Axmed Max’ed Diiriye Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Soomaaliland Ayaa Waxa Uu Imaanayaa Xilli Shalay Dawladda UK sheegtay In Aqoonsiga Soomaaliland Uu Ku Xiran Yahay In Marka Hore Maamulka Hargeyso Uu La Heshiiyo Xukuumadda Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka Oo Dhameystiran:-

https://holistickenko.com/asking-big-question-love/

https://holistickenko.com/asking-big-question-love/

justin bieber text

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe