Saturday, November 7, 2026
HomeWararGudahaWasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Danjire James Swan

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Danjire James Swan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Faderaaka Soomaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.

Kulanka oo uu goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Caydaruus Xasan ayaa waxaa looga hadlay xoojinta iskaashiga iyo ka wada shaqeynta howlaha hortabinta u leh dowlad-dhiska Soomaaliya.

kulanka ayaa Sidoo kale looga hadlay dardargelinta dadaallada wadajirka ah ee xasilinta, dib u heshiisiinta, doorashooyinka iyo baahinta adeegyada dowliga ah.

kulankan ayaa ku soo aadaya xilli la sugayo qabsoomiadda gogosha wadatashi ee uu madaxwayne Xasan Sheekh ku dhawaaqay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe