Monday, November 4, 2024
HomeWararWasiir ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo iscasilay

Wasiir ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo iscasilay

Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida ku qoraan waarqad uu soo saaray .

Wasiir (Caana-nuug) ayaa sida uu ku caddeeyay qoraalka uu soo saaray uga hadlay iscasilaadiisa oo uu gudbiyay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre .

Wasirka ayaa sheegay sababta uu isu casilay  ay tahay ka dib markii ay soo  gaartay cabashooyin joogto ah, oo shirkado iyo qanderaasleyaal bixiya adeegga garoonka Aadan Caddey, oo heysta ruqasado shaqci ah oo soo maray habraaca sharci ee dalka, kuwa wasaaradda u deggan iyo wax ka qabasha la’aanta Ra’isul Wasaaraha dhammaan eedaha kor ku xusan, waxaan go’aansay in maanta laga billaabo aan caddeynayo inaan iska casilay xilkii Wasiir-dowlaha wasaaradda Gaadiid iyo duulista Hawada ayuu yiri’ Wasiir Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug)oo qoraalkaas oo ka haadlayay sababta uu isku caslay.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe