Wararkii ugu dambeeyay Dhuusamareeb
Madaxda maamulka Ahlu Sunna ayaa wada culeys iyo didaal ay ku doonayaan in meesha uga saaraan madaxweyne Xaaf
Masuuliyiinta Ahlu Sunna ayaa culeys ku saaraya Xaaf inuu iscasilo
Xaaf oo diiday inuu wadahadal la furo xubnaha ka socda dowlada faderaalka ayaa doonaya inuu u safro magaalada Gaalkacyo
Dhanka kale siyaasiyiin ayaa wada qorshe ah in Xaaf uusan baneyn kursi
Xaalada ayaa ah mid cakiran oo wali dhinac u dhicin marka laga reebo in isfahan dhexmaray Ahlu Sunna iyo dowlada dhexe