Wednesday, March 19, 2025
HomeWararWAR-DEG DEG AH:- Puntland Oo Sheegtay inay Dagaal kula Wareegtay Tukaraq.

WAR-DEG DEG AH:- Puntland Oo Sheegtay inay Dagaal kula Wareegtay Tukaraq.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa goor dhow shaaciyay in ciidamada Puntland ay dagaal kula wareegeen degaanka Tukaraq.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil sheegay in dagaal uu wali socdo,islamarkaana ay wali gacanta ku hayaan degaankaasi.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Somaliland oo ku aadan sheegashadda Puntland.

Wixii kusoo kordha Halkaan kala soco:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe