Saturday, March 22, 2025
HomeBarnaamijyadaWafdi kasocda dowlada oo Dhuusamareeb maanta ku wajahan

Wafdi kasocda dowlada oo Dhuusamareeb maanta ku wajahan

Jawi kacsan oo siyaasadeed ayaa maanta ka jira magaalada Dhuusamareeb kadib markii la sheegay in wafdi kasocda dowlada uu soo wajahan yahay

Tuhun xoogan ayaa soo kala dhexgalay Xaaf iyo Ahlu Sunna maadama wadahadal hoos Ahlu Sunna la yeelatay dowlada dhexe

Wafdi hordhac ah oo kasocda dowlada ayaa la filayaa in goordhow gaaran magaalada Dhuusamareeb

Xaaf ayaa gabi ahaan diidan Dhuusamareeb ay gaaran xubno ka socda dowlad faderaalka

Madaxda Ahlu Sunna ayaa wada diyaargarow ay kusoo dhaweynayaan xubnaha kasocda dowlada dhexe

Wixii soo kordha lasoco

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe