Saturday, August 8, 2026
HomeWararWafdi ka socda dowladda oo ka qayb galaya shir ka socda...

Wafdi ka socda dowladda oo ka qayb galaya shir ka socda dalka masar.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Xildhiban Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay furitaanka shir weynaha 48aad ee Shaqada Jaamacadda Carabta, kaas oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Kulanka koowaad ee fadhiga 48aad ee shir weynaha Shaqada ayaa looga hadlay arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta Bulshada , hababka cusub ee shaqada, ilaalinta Bulshada iyo dhaqaalaha dhijitaalka gaar ahaan xaaladaha cusub ee ay ku shaqeeyaan shaqaalaha ku shaqeeya dhijitaalka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe