Thursday, April 30, 2026
HomeWararTrump oo xayiraad kusoo rogay Saraakiil Reer Tanzania ah

Trump oo xayiraad kusoo rogay Saraakiil Reer Tanzania ah

Mareykanka ayaa xayiraad dhanka safarka ah ku soo rogay saraakiil reer Tanzaniya ah oo aan magacyadooda la shaacin, kuwaasi oo la sheegay in ay ku lug lahaayeen minja-xaabinta doorashadii gud ee dalkaasi ak dhacday October.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykan ee xilak ka sii dagaya Mike Pompeo ayaa sheegay in saraakiishan ay minja-xaabiyeen geedi socodkii doorashada islamarkana ay majara- habaabiyeen dimuqradiyada Tanzaniya.

Ma jiro ilaa iyo imika wax war ah oo ka soo baxay dowladda dalka Tanzaniya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe