Saturday, March 22, 2025
HomeWararTOOS U Daawo Hadal Jeedinta Madaxweynaha jabuuti ee Baarlamaanka Soomaaliya.

TOOS U Daawo Hadal Jeedinta Madaxweynaha jabuuti ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kal- fadhigga labada aqal ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa hadda si wada jir ah uga furamay Dugsiga Tababarka Booliiska ee Janaraal Kaahiye, waxaana soo xaadiray Guddomiyeyaasha labada gole iyo Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka oo muddo fasax ku maqnaa.

Furitaanka Kal-fadhigaan waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay madaxweynaha jamhuuriyadda jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo khodbad ka jeedinaya kulanka, waxaana madaxweynaha ku soo dhaweeyay Guddoomiye yaasha labada aqal.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa ugu horeyn u mahad celiyay Xildhibaanadda iyo madaxda dawladda, waxaana uu qodbaddiisa bilawgeeda ku sheegay inuu ku faraxsanyahay inuu ka qeyb galo furitaanka kal fadhigga wadda jirka ah ee Xildhibaanada.

Halkaan toos uga daawo Hadal jeedinta Madaxweynaha ee Baarlamaanka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe