Home Warar Toogasho Ka Dhacday Magaalada Galkacyo

Toogasho Ka Dhacday Magaalada Galkacyo

73

Madaxii howgalada ciidamada isku dhafka gobolka mudug khaliif nuur shiil ayaa gor dhow lagu dilay magalada Gaalkacyo xilli uu ka soo baxay salaada taraawiixda.

Sidoo Kale Warar Soobaxaya Ayaa Sidoo Kale Sheegaya In Taliyuhu Dhaawacmay

Ciidanka xasilinta gobolka Mudug ayaa si weyn uga qeyb qaatay xasilinta Magaalada Gaalkayo oo ammaan wanaagsaneyd bilihii ugu dambeeyay.

Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ay ku raadinayaan kooxdii dilka geysatay.