Monday, April 15, 2024
HomeWararTirada musharaxiinta u taagan xilka Duqa Toronto oo sii kordhaysa

Tirada musharaxiinta u taagan xilka Duqa Toronto oo sii kordhaysa

Waxaa sii kordhaya murashixiinta isku soo taagaya qabashada duqa magaalada Toronto ee dalka Canada, xilli dadka reer Toronto oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan ay dalbanayaan in wax laga qabto arrimo ay ka mid yihiin nabadgelyada iyo guriyeynta.

Doorashadan ayaa imaaneysa xilli uu is-casilay duqii hore ee magaalada Toronto.

Soomaalida ayaa aad u daneyneysa doorashadaan maadaama bilihii la soo dhaafay ay ka cabanayeen Amni darro, isla markaana la dilay qaar kamid ah Soomaalida.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe