Sunday, January 19, 2025
HomeWararSoomaaliya Oo Ka Mid Noqotay Wadamada Ay Ka Dhacaan Tacadiyada Ka Dhanka...

Soomaaliya Oo Ka Mid Noqotay Wadamada Ay Ka Dhacaan Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka

Warbixin oo ay Khubaro ka tirsan Hay’adda Thomson Reuters Fondation  dhawaan soo saareen ayey ku soo bandhigeen Dalalka ay Haweenka Tacadiyadda Kufsiga iyo Addoonsiga kala kulmaan.

Warbixinta oo ay 548 Khubaro isku soo duween  waxaa lagu sheegauy inuu Waddanka Hindiya yahay Wadadnka  ugu khatarta badan Caalamka ee ay Haweenka kala kulmaan khataraha ugu sarreeya ee dhinaca Kufsiga iyo in si khasab ah loogu shaqeeysto Haweenka iyo Gabdhaha yaryar.

Dalka Maraykanka ayaa noqotay dalka keliya ee Waddamadda Reer Galbeedkaoo Kaalinta 3-aad ka galay Qiimeynta Warbixintaasi oo Talaadadii hore la soo dabaacay.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in dalalka sida xooggan loogu tacadiyo Haweenka ka mid yihiin Hindiya, Afganistan, Maraykanka, Syria, Somalia, Sacuudiga.Kongadda Dimuqraadiga iyo  Pakistan,

Sahan la sameeyey sannadkii 2011-ki, waxaa qiimeynta figta sare kaga jiray dalal ay ku jirto Somalia oo lagu tilmaamay dalalka ugu khatarta badan ee Haweenka loogu geysto Tacadiyadda ugu badan ee Kufsiga hubeysan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe