Monday, May 4, 2026
HomeWararSirdoonka Sudan & Daacish oo dagaalamay iyo khasaaraha ka dhashay

Sirdoonka Sudan & Daacish oo dagaalamay iyo khasaaraha ka dhashay

Bayaan ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka ee dalka Sudan ayaa lagu shaaciyey inuu Iska horimaadkaasi  ka dhacay Degmadda Jabarat oo ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Bayaanka waxaa lagu sheegay in Hawlgalkaasi lagu dilay 5 Sarkaal oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka, halka 2 kalena lagu dhaawacay.

Bayaanka waxaa kaloo lagu xusay inay Ciiddanka gacanta ku dhigeen 11 Dagaalamayaal Shisheeye ah oo ka tirsan Kooxda Daacish, halka ay 4 kalena baxsadeen, laguna raad joogo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe