Home Warar Shirkada Twitter oo xirtay bartii Trump uu ku lahaa

Shirkada Twitter oo xirtay bartii Trump uu ku lahaa

107

Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump
Shirkadu waxay sheegtay in uu Trump ku xadgudbay sharciyada iyo nidaamka badqabka ee u yaala Twitter.

Barta Donald Trump ayaa waxaa ku xirnaa 88.7 malyuun oo qof .
Arintan ayaa ka dhigan Trump aanu isticmaali doonin Twitter oo uu aad u jeclaa kuna qori jiray wararka uu rabo in ay saaxafada qaadato