Saturday, May 2, 2026
HomeWararShirkada Somtel oo bisha ramadaan awgiis u sameysay qiimo dhimis

Shirkada Somtel oo bisha ramadaan awgiis u sameysay qiimo dhimis

Bishaaro….Biahaaro…..Bishaaro
Shirkadda isgaarsiinta somtel Bisha barakeeysan awgeed waxa ay qiimo dhimis 50% Ku sameeysay qiimaha sim card-ka 3G & 4G lagu iibiyo. Qiimaha sim card-ka waxaa laga dhigay $1 halka horay uu ka ahaa $2.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe