Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarkii Gaas ee Imaaraadka Carabta, Curashada guga iyo saamaynta Abaaraha iyo Imtixaanada Dugsiyada sare iyo Dhexe ee Puntland.


