Thursday, April 30, 2026
HomeWararShil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Garowe

Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Garowe

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Saddex qof oo kale ka dib markii shil gaari uu ka dhacay duleedka Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Gaariga waxaa saarnaa koox faniin ah oo ka mid yahay fanaanka da’yar ee lagu Magacaabo Sharma Boy, oo la sheegay in dhaawac fudud uu soo gaaray.

Qofka dhintay ayaa aheyd qof dumar ah.

Ciidanka booliska Puntland ayaa gaaray goobta uu shilku ka dhacay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe