Saturday, April 11, 2026
HomeWararShiinaha oo ka hadlay sida lagu burburiyay Gantaalka

Shiinaha oo ka hadlay sida lagu burburiyay Gantaalka

Warbaahinta Shiinaha ayaa shaacisay in lagu guuleystay in la burburiyo gantaalkii Long March 5B Y2, kaasi oo maalmahan jahwareer coogan shakiyey.
Gantaalka waxaa lagu burburiyey, xilli uu marayey Badda Carbeed (Arabian Sea), xagal ahaan 72.47° Bari, iyo 2.65° Waqooyi.

Wararku waxay ishaarayaan inuu Gantaalka ku dhacay meel ku dhow Jesiirada Maldevis ee ku dhex taallo Badweynta Hindiya.
Qeybo la mid ah burburka Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2 waxa uu ku burburay K/Galbeed ee dalka Hindiya iyo dalka Sri Lanka.
Dhinaca kale, Milliteriga Maraykanka waxay xaqiijiyeen burburka Gantaalkaasi, balse ma aysan caddaynin halka uu ku dhacay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe