Monday, July 22, 2024
HomeWararSawirro:- Madaxweyne Xaaf Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Gaalkacyo

Sawirro:- Madaxweyne Xaaf Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Gaalkacyo

Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Galmudug ayaa Galabta gaaray magalada Gaalkacyo kadib markii uu diyaarada uu ka soo raacay magaalada Dhuusa mareeb ee Caasimada Galmudug.

Wafdiga Madaxweynaha Galmudug ayaa garoonka diyaradaha waxaa ku soo dhaweyay masuuliyiinta degmada iyo qeybaha bulshada oo baqradi maanta la geeyay si ay ugu qeyb qaatan soo Dhaweynta Madaxweyne Xaaf.

Wefdiga Madaxweyne Xaaf Ku Tagay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa Waxaa Qayb Ka Ahaa Mas’uuliyiin Ka Tirsan Gal-mudug.

Xaaf oo hadal kooban siiyay Wariyaasha ayaa shegay in uu ku faraxsan yahay in uu yimaado magaaladiisa wuxuuna intas uu ku daray in inta uu joogo uu la kulmi doono qeybaha bulshada ee ku dhaqan Gaalkacyo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe