Saturday, July 13, 2024
HomeDhageysiSawirro+Dhageyso:- Maxkmada CQJ Oo Maanta Xukuntay Askar Ka Tirsan Ciidamada Jubbaland gta...

Sawirro+Dhageyso:- Maxkmada CQJ Oo Maanta Xukuntay Askar Ka Tirsan Ciidamada Jubbaland gta flower delivery

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida Jubbaland ayaa maanta mar labaad u fariisata dacwad loo haystay 13 askari oo tirsanaa ciidamada dowlad gobaleedka Jubbaland,kuwaasi oo lagu eedaysay falal amniga lid ku ahaa.

13 eedaysane oo maanta lahorkeenay maxkamadda ayaa mid ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah ka dib markii maxkamadda lahorkeenay cadeyn iyo makhraati, waxaa lagu eedeyay in uu si bareer ah u dilay AUN Nabadoon Xasan Goolo.

halka 3 ka mid ahaa horjoogayaashii kooxdan iyagana lagu xukumay min 3 sano oo xabsi ah waxaa sidoo kale maxkamadu 7 ka mid ah ragan dambiga lagu helay ay ku xukuntay min 2 sano xarig ah maxkamadda ayaa dhanka kale fasaxday 2 ka tirsanaa kooxdan ka dib markii lagu waayey wax dambi ah.

G/dhexe Bashiir Maxamuud Xareed oo ah garsooraha koobaad maxkamadda ayaa ku dhawaaqay xukunka maxkamadda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Garsooraha:-

https://flowercompany.ca/oakville/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe