Friday, December 5, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Xubno Ka Mid Ah Guddiga KGS Oo Sheegay In Doorashadu Dhaceyso...

Dhageyso:- Xubno Ka Mid Ah Guddiga KGS Oo Sheegay In Doorashadu Dhaceyso Waqtigii Loogu Tala-galay

Iyadoo Xalay Magaalada Baydhbo Ay 15-xybnoo Oo Ka Mid Ahaa Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Ay Kaga Dhawaaqeen In Ay is casileen Ayaa Haddana Xubnihii Kale Oo Guddiga Ka Tirsanaa Ayaa Sheegay In Doorashadu dhaceyso Waqtigii Loogu Tala-galy.

12 Xubnoo Oo Ka Mid Ah Guddiga Doorashada Oo Maanta Baydhabo War-baahinta Kula Hadlay ayaa Sheegay In Doorashada Madaxtinimo Ee Koonfur Galbeed Dhaceyso Waqtigii Loogu Tala-galay.Hoos Ka Dhageyso Codadka Guddiga:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe